DAAWO Odayaasha Dhaqanka DDS oo Taageeray Heshiiska ONLF & Itoobiya

Jigjiga (estvlive) 04/11/2018

 

Waxaa magaalada jigjiga lagu qabtay kulan lagu taageeri heshiiska dhaxmaray ONLF iyo dowlada federaalka Itoobiya iyo sidoo kale lagu taageeri xukuumadda deegaanka somalida uu hogaaminayao Madxweyne Mustafe Muxumed Cumar waxaana kulan soo qaban qaabiyay odayaasha dhaqanka deegaanka somalida.

waxaana ka soo qeybgalay dhamaan Ugaasyada salaadiinta deeganka ugu horeyn kulanka ayaa daah furay Suldan Cabdiraxmaan Bade oo ahaa shir gudoonka shirka

Comments are closed