Jigjiga (Nogob NEWS) 12/06/2020

Wakaalada abuurka xulka ah ee DDS oo ka duulaysa sidii looga hortagi laha saamaynta dhaqaale iyo mida cuno ee xanuunka Covid 19 uu keeni karo ayaa u dirtay qaar ka mida gobolada deegaanka xulka abuurka beeraha taas oo la doonaayo In in looga laga beero goboladaasi.


Abuurkan xulka ah oo loo dirayo gobolada Faafan Siti, liibaan, iyo Daawa oo iskugu jira Qamadi iyo Galey ayaa lagu wadaa in afar bilood kadib ay soo xerayn doonaan ugu yaraan 200 kun oo kiintaal, oo lagaga jawaabi doono saamaynta cunada ee uu covid 19 sababi karo.

Mohamed madaale Jigjiga Nogob News Emailka: nogobnews@hotmail.co.uk

Comments are closed