Degamada Qadaaduma Waxa loo qabtay iyo waxa aan u qabsomin

Jigjiga (NOGOB NEWS) 12/06/2020

Masuuliyiinta Degmada Qadaaduma ayaa soo indha indheeyay heer ka ay marayaan mashaariicaha sannadkan 2012 ka laga wado degmada,kuwaasoo lasoo gabagabeeyay.

Mashaariicahan ayaa ah Kuwo Laga Fuliyay Gudaha xarunta Degmada Iyo Tulooyinka Hoosyimada Degmada Oo Wakhti xaadirkan Laso Gabagabeyay Mashaaricahani Dugsi Balaadhin Rugo Caafimaad Oo Kuwa Xoolaha Ah Iyo Dayactiro.


Gudoomiyaha Degmada oo mashaariicahan uga waramay SRTV ayaa sheegay in waqtigii loogu tala galay lagu soo gabagabeeyay.

Mohamed madaale jigjiga Nogob News Emailka: nogobnews@hotmail.co.uk

Comments are closed