Degmada Bookh Waxgaradka Taageeray Magacaabista Aadan Faarax

Bookh (Nogob News) 15/06/2020

Odayaasha, waxgaradka iyo dhaliyarada Dagmooyinka Galaadi iyo Bookh ayaa soo dhaweeyay udoorashada Afhayeenka Golaha fadreshinka Itoobiya mudane Adaan Faarax.


Qaar kamid ah dadwaynaha dagmooyinkaas oo lahadlay SRTV ayaa sheegay talaabadani inay kadanbaysay kadib isbadalkii guud ee dhawaan kadhacay Dalka Itoobiya, taas oo horseeday in markii uhoraysay qowmiyada Soomaalidu xuquuqo farabadan oo horay uga maqnaa inay dib uheleen.


Sidaas Ddarteedna, bulshawaynta Kunool Gobalka Doolo garab taagan yihiin sii ambaqaadista guulaha siyaasada iyo kor uqaadida meeqaamka soomaalidu ku yeelanayso talada dalka.

Mohamed madaale jigjiga nogobnews@hotmail.co.uk

Comments are closed