Mas’uuliyiinta Gobolka Qoraxey kulan la yeehseen Culumo Awdiinka Gobolka

Qabridahare (Nogob News) 17/06/2020

Masuuliyiinta maamulka gobolka Qoraxay ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah culumo u diinka Gobolka Qoraxay kuwaas ooo ka kala socday Golaha Sare ee Arimaha islaamka Gobolka Qoraxay, Maxkamad Shareecada Islaamka Gobolka Qoraxay.

Ahmiyada kulankan ayaa ahayd sidii ay bulshadu ugu hogaansaan lahayd isla markaana u qaadan lahayd awaamiirta dowlad ee ku aadan nabaďaynta beelaha walaalaha ah ee dhex martay colaad sookeeye iyo sii loo qaadan lahaa fariimaha caafimaadka ee lagaga hor tagayo caabuqa safmaraynka ee COVID19.

Mohamed Madaale Jigjiga nogobnews@hotmail.co.uk

Comments are closed