Xaflad Sagootin ah oo xamaasad ka muuqato oo lagu qabtay Guriga Madaxtooyada DDS

Jigjiga (NOGOB NEWS) 19/2020

Madaxtooyadda DDS waqtigan xaadirka ah waxaa ka socota Xaflad Sagootin Ah oo Loo Samaynayo Afhayeenka Aqlaka Sare ee Baarlamaanka Itoobiya Aadan Faarax

Xafladan ayaa soo agaasimay madaxwaynaha DDS mudane Mustafe M Omar, ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiinta ugu sareysa xukuumada DDS, odayaasha dhaqanka, siyaasiyiinta

Mohamed madaale Jigjiga nogobnews@hotmail.co.uk

Comments are closed