Golaha wakiilada shacabka oo kalfadhigii maanta ku ansixiyay qodobo kala duwan.

Addisababa (Nogob News) 25/06/2020

Raiisulwasaaraha dalka Dr Abiy Axmed ayaa golaha wakiilada usoo gudbiyay in loo ansixiyo xubno ka mid noqonaya komishinka nabada iyo dib uheshisiinta oo tiradoodu dhan tahay 5 xubnood.


5ta xubnood ee golaha loo soo gudbiyay waxaa ka mid ahaa Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Dool,oo ka mid ah hoggaanka dhaqanka ee Deegaanka soomaalida. golaha ayaana ansixiyay xubnaha komishinka nabada iyo dib uheshiisiinta.

Comments are closed