DAAWO Wararka Ugu Dambeeyay Itoobiya Kacdoon gilgilay Addisababa

Jigjiga (Nogob News) 02/07/2020

In ka badan 80 qof ayaa ku dhintay rabshadaha dalka Itoobiya ka socday labadii maalin ee la soo dhaafay, ka dib dilka fannaan lagu magacaabo Hachalu Hundessa oo u dhashay qowmiyadda Oromada.

Comments are closed