Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo shaqadii ka joojiyay mid kamid ah wasiiradda Jubbaland

Kismaayo (Nogob News) 22/08/2020

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud sayid Aadan aya shaqadii ka joojiyay wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa ee Jubbaland Maxamed Xasan Maxamed oo lagu eedeyay ku takrifal Maaliyadeed oo aan nidaamka maaliyadda Jubbaland waafaqsanayn.

Wareegto kasoo baxday madaxweyne ku xigeenka Jubbaland ayaa lagu sheegay, in baaritaan lagu samayndoono eedaha loo haysto.

Comments are closed