Rw Abiye Axmed 500 danyar ah Qado Sharaf u sameeyay Addisababa

Addisababa (NogobNews) 11/09/2020

R/wasaare Dr Abiy Axmed oo munaasabada sanadka cusub ee 2013ka kaduulaya ayaa inka badan 500 oo danyaryta waayeelka, darbi jiifka iyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba ah Qado sharaf usameeyey.

Marti qaadkan danyarta Addis ababa qadada loogu sameeyey ayaa dadka waxaa cuntada uqaybinayey R/wasaare Dr Abiy Axmed iyo Marwada 1aad ee JDFI Marwo zinaash taayaajawo.Sidookale qado sharaftan 5ta boqol ee danyarta waayeelka, darbi jiifka iyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba loogu sameeyey seeraha isjacaylka ee Sheger park ayaa waxaa kaqayb galay

Masuuliyiin isugu jiray heer ismaamul magaalo iyo heer federaal oo ay kamid ahaayeen Wasiirka wasaarada shaqada iyo arrimaha Bulshada JDFI Dr ergooge tasfaaye iyo maayerka Magaalada Addis ababa Marwo adhaanej Abebe.

Comments are closed