Xisbiyada Siyaasadda Ee Dalka Oo Kulan Isugu Yimid Si Ay U Gorfeeyaan Xaaladda Uu Dalku Marayo

Addisababa (Nogob News) 16/10/2020

Xisbiyada siyaasadeed ee ka jira dalkan Itoobiya ayaa maanta yeeshay wadatashiyo ku saabsan xaaladda uu dalku marayo.

Raiisel wasaare Dr .Abiy Axmed ayaa sidoo kale  kaqeyb galay wadaxaajoodyadan oo diirada lagu saarayay arrimo ay ka mid yihiin dastuurka dalkan Itoobiya, nidaamka siyaasadeed iyo dimuqraadiyada.

kaso qaybgalayaasha ayaa ilaa hadda aragtidooda ka dhiibanaya mawduucyo ku aadan  waraaqo cilmi baadhiseed oo lagu darsayo dastuurka iyo nidaamka siyaasadeed ee dalkan itoobiya.

Wakaalada wararka ee Itoobiya oo aanu soo xiganayno ayaa sheegtay in kalfadhi galabta ah lagaga doodi doono barnaamijyo kale.

Comments are closed