Fiiq Koxda Ciyaartoda Heegan oo Lacag ugu deeqaday Qoys danyar ah

Fiiq (Nogob News) 05/12/2020

Qoyskan oo haysta caruur yar yar oo mid kamid ahi indho la’yahay awood ay dhakhtar ku geeyaana aysan lahayn, Ayay Dhalinyarada taburacaadka Gobolka erer oo Goob Joog ka ahaa madashan,

Dhalinyarada kooxda heegan ay ku gudoonsiinayeen raashinka ay kasoo iibiyeen lacagtii ay ku qaateen koobka Tartanka kubada cagta Ee xaafadaha magaalada fiiq Ayaa bulshada magaalada fiiq iyo cidkasta oo dar ilaahay wax ula baxaysa ku booriyay inay ka qayb qaataan sidii dhakhtar loo gayn lahaa ilmahan yar Ee aragiisa ku waayay xanuun lasoo darsay.

Gudoomiyaha degmada fiiq ayaa dhalinyaradan uga mahada celiyay talaabadan wanaagsan Ee ay qaadeenArrintan ay sameeyeen dhalinyarada kubada cagta kooxda heegan Ee magaalada fiiq ayaa ah mid ku dayasho mudan islamarkaana doorku leh in bulshadu isu naxariisato,islana qaybsato dhibaatooyinka Aduunka.

Maxamed Madaale Fiiq Nogob News

Comments are closed