RW Hailemariam: ciidanka difaaca Itoobiya qaadashada tallaabooyin ka dhan ah weerarka Gambella

RW Hailemariam: ciidanka difaaca Itoobiya qaadashada tallaabooyin ka dhan ah weerarka Gambella Gambella  (ESTV) 19/04/2016

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Mudane Desalegn. Ayaan warbaahinta dalka u sheegay Koox Hubeysan qabiilka Murle ka soo jeeda koonfurta Sudan ayaa Waxey dileen 208 hooyooyinka iyo carruurta. Waxa kale oo ay afduubeen 102 carruur ah, ‘ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Hailemariam Desalegn.

 

Xukuumadda Itoobiya oo weerarkan uu ka dhacay Jimcihii lasoo dhaafay deegaanka Gambela Ciidamada difaaca Qaranka itoobiya Ayaa Howlgalo ku jira sidii ay Caruurta la Afduubtay loo soo celin lahaa ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Hailemariam Desalegn.

Comments are closed