Gudoomiyaha Jaaliyadda DDSI Ee Columbus, Ohio MUDANE Muse Xuseen Macalin ayaa Warbaahinta DDSI u sheegay inay Cambaaynayaan Kooxda Al-qushaash Al-galmudug Weerarka ay Shacabka Deegaanka Somalida itoobiya ay ku soo qaadeen.
Waxaana halkan Hambalyo ugu dirayaa Anigoo ku Hadlaya Magaceyga iyo Magaca Jaaliyadda DDSI Columbus Ohio Waxaana Hambalyo U Dirayaan Ciidamada geesiyiinta ah ee liyuu Booliska ee Markasta u taagan in ay difaacaan Shacabka DDSi Hambalyo
Comments are closed