DAAWO Jaaliyadda DDSi Germany Cambaareyn Al-qushaash Al-galmudug

DAAWO Jaaliyadda DDSi Germany Cambaareyn Al-qushaash Al-galmudug Germany  (ESTV) 28/04/2016

GERMANY (ESTV) 28/04/2016 Jaaliyadda DDSI Ee Germany Ayaa Cambaareeyeen  Kooxda Al-Qushaash Al-Galmudug Weerarka Ay Shacabka Deegaanka Somalida Itoobiya Ay Ku Soo Qaadeen Waxaa Warbixinta DDSI lahadlay Madaxa Abaabulka iyo Wacyogalinta Jaaliyadda DDSI Ee Germany  Mudane Cabdi Xayi.

Waxaanu carrab ku adkeeyay Hambalyo ii dhiiri galin u diray Ciidamada geesiyiinta ah ee liyuu Booliska  Waxeyna si ku lulu u Cambaareeyeen Kooxda Al-Qushaash Al-Galmudug

DAAWO VIDEO MUQAAL AH

 

 

Comments are closed