Tacsi Tiiraanyo Leh Allaah Unaxaristo Hooyo Qaali Ducaale Cali Xoosh oo Ku Geeriyootay Magaalada Jigjiga

Screenshot_2015-09-03-05-24-24-1

JIGJIGA-Tacsi  ( ESTV) 01/05/2016

Jaaliyadda DDSi Ee Ku Dhaqan Australia
Waxey Halkan Oga Tacsiyaynaynaa Dhamaan Ehelkii Iyo Qaraabadii Ay Kabaxday Marxuum Hooyo Qaali Ducaale Cali Xoosh oo Xaleyto 12AM Ku Geeriyootay Magaalada Jigjiga ee xarunta dowladda deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya Waxaanu Eebo Uga Baryayaan In Uu Janadii Fardowsa Ka Waraabiyo Eheladii Iyo Qaraabadii Ay Ka Baxday Samir Iyo Iimaan Ka Siyo

Annagoo Ah Howlwadenada NOGOBNEWS, Waxaan Dhan Kaanaga Reer dhamaan Reer Suldaan Maxamuud Haybe uga Tacsiyaynaynaa Marxuumada Hooyo Qaali Ugu Ducaynaynaa Inuu Janadii Fardowsa Ka Waraabiyo, Eheladii Iyo Qaraabadii Ay Ka Baxday Samir & Iimaan Ka Siiyo Aamiin.

Comments are closed