Turkiga oo Qarax Weyn ka dhacay Saldhiga Booliska koonfurta Turkish ee Gaziantep,

news3Turkiga  (NN) 01/05/2016

Qarax ayaa ku dhacay saldhiga ugu weyn ee booliska ee magaalada koonfurta Turkish ee Gaziantep, wararka  Turkey laga helayo ee  Qaraxa ayaa ka dhacay Saacad Markey Aheyd 09:30 waqtiga maxalliga ah (06:30 GMT), waxaana ku dhaawacmay ugu yaraan sagaal qof, oo ay ku jiraan saraakiil lix booliska, sida wararka ay sheegayaan. CNN Turk sheegay in qaraxa laga maqlay dhowr kiiloomitir. saldhigga booliiska ee magaalada,

Wali Wax Faahfaahin ah lagama hayo
Wixii Warar Ah Ee Kasoo Kordha Qaraxa  Waxaad Kala Socon Kartaan Wararka Soo So Socda Ee NogobNews Haddii ALLE Ogolaado

Comments are closed