Daawo 90-Qof Dhimasho Qarax Weyn oo ka Dhacay Magaalada Baqdaad Ciraaq

Iraqis look at the damage following a car bomb attack in Sadr City, a Shiite area north of the capital Baghdad, on May 11, 2016.  / AFP PHOTO / AHMAD AL-RUBAYE

Iraqis look at the damage following a car bomb attack in Sadr City, a Shiite area north of the capital Baghdad, on May 11, 2016. / AFP PHOTO / AHMAD AL-RUBAYE

Ciraaq (NN) 12/05/2016

Kooxda Daacish ayaa sheegatay afar weerar bambaano oo kala duwan oo Arbacadii shalay ka dhacay degmooyinka caasimada Ciraaq ee Baqdaad.

 

Weerarka ugu weynaa oo loo adeegsaday gaari bambaano lasoo saaray ayaa ka dhacay suuq ku yaal xaafada shiicada ku badan tahay ee Sadr, halkaasi oo ay ku dhinteen in ka badan 60 qof.

Waxaa weerarkaasi xigay sadex qarax kale oo shalay gelinkii danbe ka dhacay degmooyinka Kadhimiyah, Hurriyah iyo Jamiyah, qaraxyadaasi oo ay ku dhinteen in ka badan 30 qof. Waxaa la filayaa in tirada dhimashada ay sii kororto maadaama ay jiraan dhaawacyo aad u badan.



Comments are closed