Wareegtadan ayaa waxaa saxaafadda u aqriyay afhayeenka dowladda Jubaland C/naasir Seeraar Maax, Waxaana Madaxweyne ku xigeenka koowaad loogu magacaabay Maxamuud Sayid Aadan, iyadoo ku xigeenka labaad mar kale loo magacaabay, C/qaadir Xaaji Maxamuud [Luga-dheere]
Comments are closed