Puntland oo Diiday Shirkii Cadaado iyo Axmed Madoobe oo Wafdigii ugu balaadhnaa Maanta

cadaadoCadaado-(NN)17/05/2016

Shir Muhiim ah oo ay ka wada qayb galayeen Maamul Goboleedada dalka Soomaaliya,ayaa lagu wadaa in uu ka dhaco Magaalada Cadaado ee Xarunta Maamulka Galmudug,wuxuuna shirkan hordhac u yahay shirka Magaalada Muqisho ka dhici doona dhawaan ee ay ku kulmi doonaan Madaxda Madasha Wadatashiga qaran.

Maamulka Jubbaland ayaa wafdi her Sare ah u diray Magaalada Cadaado,sidoo Kale Waxaa shirka gaadhay Wafdi ka socda Maamulka K.Galbeed Soomaaliya,Xubno Beesha Caalamka iyo DF Soomaaliya.

ada

Maamulka Puntland ayaa diiday  in Shirka Magaalada Cadaado ay ka qayb galaan,Waxayna sheegeen Mas’uuliyiinta Maamulka Puntland in Shirka Magaalada Cadaado ayna ka qayb galaynin,isla Markaan uuna shirkaas ahayn mid heerkooda ah.

Comments are closed