Ambassador Tiru Kendamariam Oo Casho Sharaf Gurigeeda Ugu Samaysay Waftiga

20160606_222900Australia (ESTV) 06/06/2016

Ambaasadhorka itoobiya  ufadhiya wadanka Australiamarwo Tiru kendamariam ayaa caawa casho sharaf si heer sare ah loo soo agaasimay gurigeeda ugu samaysay waftigii kakoobnaa 13ka xubnood ee uu kamid ka ahaamadaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar.

Hadaba waftigan oo utagay wadanka Australia tababar iyo aqoon iswaydaarsi kusaabsan dhanka federalismka ayaa maalinka bari ah ee inagu soo aadan aqalka baarlamaanka ee wadanka Australia  kula kulmi doona madaxda sare ee dawlada federalka Australia.

Comments are closed