SAWIRRO: Siminaar lagu baranayay Federaalka oo Australia loogu Qabtay  Mas’uuliyiin uu kamid yahay Madaxweynaha DDSI

HeerAustralia  (ESTV) 07/06/2016

Dawlada Australia ayaa si aad usaraysa usoo dhawaysay waftigii kasocday dawlada federalka itoobiya ee uu kamidka ahaamadaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumariyagoo waftigu maanta mas’uulyiin sare oo dawlada Australia ah gaar ahaan baarlamaanka-gudiga joogtada ah ee qoondeeya miisaaniyada dalka Australia kulan layeeshay. Waxaana waftiga halkaa lagu soo hordhigay nidaamka iyo qorshaha miisaaniyada dalkaasi si ay khibrad iyo aqoon dheeri ah uga qaataan.

 

BbHadaba dawlada Australia ayaa waxay u diyaarisay waftigan dad isugu jira siyaasiyiin, aqoonyahano iyo farsamo-yaqaano ku-xeeldheer nidaamka qoondaynta miisaaniyada iyo doorka ay kuleeyihiin baarlamaanka iyo gudiyada kalagadisan si ay tababaro usiiyaan waftiga meesha uu waftiguna soo bandhigi doono nidaamka iyo qorshaha miisaaniyada dalka si aqoon la isu waydaarsado, khibradna loo kala helo.

Screenshot_20160607-192252

Comments are closed