Asutralia (EStV) 08/06/2016
Waxaa Aqoon-is-weydaarsiga lagu casuumay Aqoon-yahannada dalka Australia iyo masuuliyiin ugu sareysa uu ka mid yahay Wasiirka Arrimaha dibada dalka Australia iyo Wasiirka Maaliyadda ee dalka Australia Iyadoo Aqoon-is-weydaarsiga uu xiriirinayay labada dal itoobiya iyo Australia.
wasiirka Arrimaha Dibada dalka Ausrtalia ayaa isna ka hadlay Xiriirkii Taarikhiga ee ka dhaxeeyey Itoobiya iyo Australia. Wuxuuna aad u Faah-faahiyey ugana War-bixiyey wax-tarka la taaban karo ay Australia ka qabdaneyso sidii itoobiya, ay ugu caawin laheyd kuwaasoo ay ka mid yihiin; Waxbarashada, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Dhismaha Wadooyinka.
Comments are closed