London (ESTV) 10/06/2016
Waxaa kaloo Halkaasi Ka Hadlay Gudoomiyaha Jaaliyadda DDSI ee UK Mudane Cali Taqal Oo Ka Warbixiyay Ahmiyada Xaflada Guusha 20ka Ginbood Xusitaanka Iyo Dabaaldaga Xuska Munaasabada 20ka Ginbood Waa Maalin Ku Wayn Quluubta Iyo Qalbiyada Qoomiyadaha, Shucuubta Iyo Dadyowga Dalkeena Itoobiya. Waana Maalin Mudan In La Wayneeyo Xusitaankeeda Waana Maalin Xusitaankeedu Ina Xasuusinayo Jihooyinkii Looga Soo Gudbay Dhibaatooyinkii Iyo Cadaadiskii Iyo Cabudhintii Qoomiyadaha Iyo Shucuubta Itoobiya Ay Ku Jireen Maamuladii Boqortooyadii Iyo Kaligii Taliskii Dhergiga.
Comments are closed