Malbourne (ESTV) 12/06/2016
Weerarkan ayaa wuxuu ka dhacay magaalada Melbourne waxaana weerarkaan si adag uga Hortagay Booliska Dalka Australia Dowladda Itoobiya ayaa Kooxdan u Aqoonsatay Ururka Al-Qaacida Warbaahinta Dalka Australia ayaa Aad uga Hadashay. TV 7news Melbourne Ayaa Sheegaya in Kooxdan Weerarka soo Qaaday ila 6-Qof laga Dhaawacay ila 11-Qof Xabsiga Loo taxaabay.
Sida Muqaalka Sawiradda idin Muuqada oo TVga 7-News Malbourne aan ka soo Xiganeyno Taliyaha Booliska Ayaa Sheegay in Kooxdan Dawlda itoobiya ay u Aqoonsan tahay in ay Yihiin Koox Argagixiso falaalka ya ku kaceen uu yahay mid marqaati u ah Sidoo kale Sarkaal ka tirsan hay’adda sirdoonka ee FBI ayaa sheegay in weerarkan uu yahay Weerar Argagixiso ayna Talaabo Sharci ah ka Qaadi doonaan
Comments are closed