Booliska Australia oo xabsiga dhigay Koox Weeraray Hoteel Qaarna La dhaawacay

13453844_1764312707179772_666841137_n (1)Malbourne (ESTV) 12/06/2016

Koox ka tirsan Nabad-diidka Oramada ee Dawlada Itoobiya Ay u Aqoonsatay Argagixiso in ay yihiin ayaa weerar ay kooxdan ku qaadday hoteel kuwa raaxada ah oo ku yaalla Magaalada Melbourne Ee Dalka Australia Holteelka oo isugu imaan jireen ajaanibta iyo dadka kale ee dalxiisayaasha ah

13444215_1764313923846317_433266234_nWeerarkan ayaa wuxuu ka dhacay magaalada Melbourne  waxaana weerarkaan si adag uga Hortagay Booliska Dalka Australia Dowladda Itoobiya ayaa Kooxdan u Aqoonsatay Ururka Al-Qaacida Warbaahinta Dalka Australia ayaa Aad uga Hadashay. TV 7news Melbourne Ayaa Sheegaya in Kooxdan Weerarka soo Qaaday ila 6-Qof laga Dhaawacay ila 11-Qof Xabsiga Loo taxaabay.

13444442_1764313970512979_1704639041_n (1)Sida Muqaalka Sawiradda idin Muuqada oo TVga 7-News Malbourne aan ka soo Xiganeyno Taliyaha Booliska Ayaa Sheegay in Kooxdan Dawlda itoobiya ay u Aqoonsan tahay in ay Yihiin Koox Argagixiso falaalka ya ku kaceen uu yahay mid marqaati u ah Sidoo kale Sarkaal ka tirsan hay’adda sirdoonka ee FBI ayaa sheegay in weerarkan uu yahay Weerar Argagixiso ayna Talaabo Sharci ah ka Qaadi doonaan

Comments are closed