Jigjiga ( ESTV) 14/06/2015
Sidookale core-teamka BSCga ayaa u soo bandhigay wasiirada documentigii daraasaadka BSC ga islamarkaana ay wasiirrada iyo agaasinadu ay si balaadhan su’aalo iyo talo bixino ugu soo jeediyeen core teamka iyadoo core teamkuna uu sifiican uga jawaabay su aalihi una qaateen dhamaan talo bixinadii loo soojeediyay.
Comments are closed