Frankfurt (ESTV) 14/06/2016
Wasiirka Xiriirka Isgaarsiinta Xukuumadda Itoobiya Mudane Getachew Reda ayaa Jaaliyadda Dawlada deegaanka Somalida itoobiya ku Ammaanay in ay yihiin jaaliyad laf-dhabar u ah jiritaanka Arrimaha diplomacy ee Itoobiya taasoo ay suurta galiyeen in ay Siweyn uga Qeyb qaateen dhanka biyo-xidheenka weyn ee Abay iyo dhanka Wacyogalinta Nabadgalyada Horumarka Iyo Maamulka Suuban.
Intaa kaddib waxaa halkaas ka hadlay Wasiirka wasaarada Shaqaalaha iyo Arrimaha Bulshada Itoobiya Mudane Abdulfatah Abdulahi oo Jaaliyadda ku booriyey in dalka ay maal-gashi xoogan ku sameystaan Jaaliyadda taaso Fursadaha ka jira ay ka faa’iideystaan.
Comments are closed