Ogeysiis dhamaan Qurbajoogta DDSI ee ku soo wajahan Deegaanka

dhoombeJigjiga (ESTV) 16/06/2016

Ogeysiis  Xafiiska Wakaalada Qurbajoogta DDSI dhamaan Qurbajoogta DDSI Waxey ku Wargalineysaa Xeerarka laanta Socdaalka u yaala haduu san marin in dib loogu celin wadankii uu ka yimid Muwaadinka ee Qurbajoogta u dhashay Deegaanka hadaba Sifa aysan taasi kugu dhicin Wakaalada Qurbajoogta Waxey kugu Wargalineysaa Qodabada Soo Socda

 

 

passMuwaadinka u dhashay Deegaanka haduu  haysto PASSPORT ka weyn waxaa uu VISA ka qaadan karaa wadanka uu Joogo Safaarada Itoobiya ay ku leedahay haduu san ka qaadan waxaa kaloo uu ka Qadan karaa Airporka Addisababa marka uu soo gaadho

 

drMuwaadinka u dhashay Deegaanka haduu uu sito travel document PASSPORT ka yar uu VISA soo qaadan Muwaadinka u dhashay deegaanka waxaa dib loogu Celin wadankii uu ka yimid Wasiir kuxigeenka Qurbajoogta DDSI ahna Kusimaha Xafiiska qurbajoogta DDSI Mudane Cabdi Khaliif Buraale (Dhoombe) Wuxuu Warbaahinta DDSI u Sheegay ila 7-qof oo u dhashay Deegaanka Dib oo Celiyay ayagoo sita PASSPORT yar ee travel document aysan VISA wadan “ayuu mar kale yiri dhaambe Marka uu Visaha Qaadan waxaa laga doonayaa 1. address ka uu ku degayo 2. qofka uu ku degayo Magaciisa iyo telefoon numberkiisa waa marka uu visaha qaadan.

Dhamaan Qurbajoogta DDSI waxaa lagu wargalin in ay shuruudaha laanta socdaalka itoobiya  in ay buuxiyaan hadii aad travel document sidato oo adan Visa soo qadan dib laguu celiyo Masuuliyada adiga ayaa is ka leh. wxii faahfaahin ah kala xidhiidh Gudoomiyaha jaaliyadda DDSI ee wadanka aad joogto.

 

Comments are closed