Sydeny (ESTV) 16/06/2016
Kulankaas Oo Ka Dhacay ka soo horjeedka Guriga Xafada uu degan yahay Maxamed ismaaciil Xafladan Ayaa Waxaa Ka Soo Qeybgalay Dhamaan Jaaliyadda DDSI Ee Magaalada Sydney Iyo Nawaaxigeeda Mas’uuliyiinta Ugu Sareysa Jaaliyadda DDSI Ee Australia Iyo Waxgaradka Dhalinyarada Haweenka Iyo Mas’uuliyiin Kale ayaa kasoo Qeybgalay.
Inta Aysan Hoolka Soo Galin Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar Iyo Wafdigiisa Ayaa Waxaa Halkaas Heeso Wadani Iyo Guubaabo Ah Halkaas Laga Soo Jiidiyay Iyo Heesta Calanka DDSI.
Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar Ayaa Khudbad Dheer Ka Jeediyay Xafladda Furitaanka Wuxuu Sheegay Ayaa Madaxweynuhu Jaaliyadda DDSI Ee Australia
Intaa Kaddib Waxaa Halkaas Ka Hadlay Gudoomiye Kuxigeenka Jaaliyadda DDSI Ee Australia Sheekh Xasan Dhamaan Jaaliyadda DDSI Ee Australia Uga Mahadcelisay Sida Quruxda Badan Ay Shirka Uga Soo Qeybgaleen Iyo Gudigii Qaban Qaabada Jaaliyadda DDSI ee Australia.
Comments are closed