Australia (ESTV) 19/06/2016
Australia ayaa waxaa ka dhisan Ururka DYES ururka dhalinyarada oo dadaal dheeri ah oo ku aadan dhanka hormarka iyo maamulka suuban Jaaliyadda DDSi ee Australia ayaa ku leh magaalooyinka waaweyn Xafiisyo iyo wakiilo ka howl-gala Magaalooyin kaasi oo kamid ah Xarunta ugu Weyn ee Jaaliyadda DDSI ee Australia oo ah Magalada Melbourne iyo Sydney iyo Perth iyo Galbeedka Australia iyo Newzealand.
Comments are closed