Ogeysiis dhamaan Jaaliyadda DDSI ee UK iney ka Soo Qeybgalaan Shir 25ka bishan Safarada ka dhacaya

ogeysiisLondon (ESTV) 21/06/2016

Ogeysiis dhamaan Jaaliydda DDSI ee UK waxaa lagu wargalinayaa in ay ka soo qeybgalaan shir lagu qabanayao Magaalada London Hoolka Safaarada Itoobiya ay ku leedahay London shirkaasi ayaa Jaaliyadda DDSI ee UK uga wada hadlayaan Xubnaha uga Qeybgalaya shirweynaha Qurbajoogta ee lagu qabanayo Xarunta Dawlad deegaanka somalida Itoobiya iyo arrimo kale.

Goobta Waa Address: 17 Princes Gate, London SW7 1PZ Saacada Time 14:00 18:00

Taariikhda 25/06/2016

Wixii Faahfaahin ah kala Xiriir Gudoomiyaha Jaaliyadda DDSi ee UK Mudane Cali taqal 07804658330

Comments are closed