Jigjiga (NN) 22/06/2016
Hadaba kulankan oo ay ujeedadiisu ahayd sidii shaqaalaha loo gudoonsiin lahaa shahaadada ka qayb qaadashada biya xidheenka wabiga abay ayaa waxaa ugu horayn ka hadlay gudoomiyaha maxkamada guud mudane cabdulaahi ugaas maxamuud oo sheegay ahmiyada uu lee yahay biya xdheenka wabiga abay isagoo intaa ku daray in ay fa iidada boondhiga heli doonaan cadayna utahay wadaniyadiina.
Comments are closed