Madoobe Macalin Ibraahim oo Loo Magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Nogob

13522403_290373094640509_1206342783_nFiiq (ESTV) 22/06/2016

Gudoomiyaha Gobolka nogob ayaa loo magacaabay Mudane Madoobe Macalin Ibraahim oo ah Aqoon yahan leh Aragti Xisbiga dimuqoraadiga Somalida itoobiya Gudoomiyaha ayaa kolkii loo magacaabay Gobolka ayaa wuxuu bilaamay kormeer Shaqo oo ugu kuur galayo Sida howlaha Mashaaricyada ka socda Degmooyinka sifa u Xaqiijiyo iyo howlaha hormarka iyo Maamulka suuban halka ay wax marayaan.

Waxaan idin soo gudbin doonnaa Muqaal Video ah Socdaalka Gudoomiyaha Gobolka nogob Mudane Madoobe Macalin Ibraahim dhamaan Socdaakiisa

Comments are closed