Jigjiga (ESTV) 22/06/2016
hadaba Afhayeenka golaha xildhibaanada DDSI ahna gudoomiayaha XDHSI mudan maxamedrashiid isaaq oo la hadlay warbaahinta DDSI ayaa sheegay in ujeedada socdaalka wafigani ay tahay aqoon iswaydaarsi ku saabsan nidaamka federalismka iyo qaabdhismeedka dawladnimo ee federalism Waftigan ayaa intay joogaan kulamo aqoon si waydaarsiya la qaadan doona xukumada DDSI
Comments are closed