Harar (ESTV) 27/06/2016
Shirkan oo soconaya mudo 2bari ah ayaa waxaa furaywasiiru dawlaha wasaarada TVETka mudane Tashome Lemma oo sheegay in strategyadan horumarinta xirfadaha iyo farsamadu ay tahay mida ugu sahlan ee lagu taabagaliyo horumarka islamarkaana hirgalisa gaadhida yoolasha iyo higsiga nidaamka warshadaha isagoo carabka kudhuftay in dhagaysashada casharada kadib ay jiri-doonaan doodo iyo falanqayn kusaabsan strategyada laqaatay. Waxaa kale oo uu wasiiru dawluhu intaa kudaray in shirkan lagu eegi doono kadal ahaan waxa inooga qorshaysan qorshaha koboca iyo isbadalka dhaqaalaha wajiga 2, aad ee dhanka horumarinta xirfadaha iyo farsamooyinka.
Hadaba madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa kadib markuu hogaaminta dawlada deegaanada heerkooda kaladuwan kalaqaybgalay furitaankii shirkan dib ugu soo laabtay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga
Comments are closed