Ogeysiis Dhamaan Qurbajoogta DDSI

Screenshot_20160701-100223Jigjiga ( ESTV) 30/06/2016

dhamaan qurba joogta ka soo jeeda deegaanka somalida itoobiya  ee ku sugan wadanka gudihiisa  Waxaa la ogaysiinayaa in ay iska soo diwaan galiyaan wakaalada xidhiidhka arimaha qurba joogta DDSI.

Ogaysiiskan ayaa waxa ay muhiimadiisu tahay maadaamo oo ay fooda inagu soo hayso kulan waynihii qurba joogta DDSI oo dhawaan ka dhacaya xarunta deegaanka ee jigjiga. Haddaba diwaan galintu waxa ay ka socotaa xafiiska xidhiidhka arimaha qurba joogta DDSI.

Comments are closed