Madaxweyne Cabdi Kaqaybgalay Qalinjabintii Kuliyada Xirfadaha Jigjiga

20160703_143301JIGJIGA ( ESTV )  03/07/2016

Waxaa Maanta Siweyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada jigjiga Garaad Wiilwaal Airport Wafdi Qurbajoogta DDSI Ee UK oo uu Hoggaaminayo Ugaas Xasan waxaa halkaasi Siweyn ugu soo dhaweeyeen mas’uuliin Dawlada deegaanka Soomaalida Itoobiya uu ka Mid yahay Wasiir Kuxigeenka Qurbajoogta DDSI Mudane Bashiir iyo Wasiiro Howlaha Guud DDSI Mudane Axmed Shukri Iyo Mas’uuliin kale.

20160704_104913Wafdiga ayaa waxey Ka Qeybgalayaan Shirweynaha 7aadka Ee Qurbajoogta oo lagu qaban doona Xarunta Maamulka DDSI ee Magaalada Jigjiga Wafdigan ayaa waxaa loo galbiyay Magaalada Jigjiga

BeautyPlus_20160703144626_save

Comments are closed