Ogeysiis Dhamaan Qurbajoogta DDSI fadlan iska Duwaan gali Xafiiska Qurbajoogta

Bashir iyo ugaas xasanJigjiga  (ESTV) 05/07/2016

Waxaa La Ogeysiisnayaa Dhamaan Qurbajoogta DDSI Ee Ku Sugan Gudaha Dalka In Ay Barito Salaada Ciida Kadib Iska Soo Diwaan Galiyaan Xafiiska Xidhiidhka Arrimaha Qurbajoogta DDSI Ee Magaalada Jigjiga.

bashirHaddaba Sida Uu Noo Sheegay Wasiir Ku xigeenka xafiiska  Qurbajoogta DDSI Mudane bashiir maxamed cabdilaahi  ayaa waxa ay tahay is diwaan galintu in qurba joogta la siiyo kaadhka ay ku galayaan xaflada casho sharafta ah iyo kulan waynaha.

Wixii faah faahin ah kala xidhiidh xafiiska qurba joogta DDSI tilifoonada kala ah 092,901,7191 ama 0930 112171.

Comments are closed