Jigjiga (ESTV) 08/07/2016
Qaar ka mid ah Qurbajoogta DDSI uu ka mid yahay Mudane Ibraahim Carab Gudoomiyaha Ururka Hormarinta Somalida Itoobiya oo Warbaahinta la hadlay ayaa Sheegay in ay aad ugu faraxsan yahay Sida Xukuumadda dawlad deegaanka somalida itoobiya ay u soo dhaweysay Qurbajoogta DDSI ayna martigalisay shirweynaha 7aadka Qurbajoogta Taasoo dhamaan qurbajoogta DDSI ay u tahay fursad weyn oo aan la soo koobi karin.
Ugu Dambeyntii Waxaa shirka Soo xiray Wasiir kuxigeen Madaxtooyada mudane ibraahim kulankaasi ayaa ku soo gabagaboobay Guul iyo Farxad’
Comments are closed