Ogeysiis Dhamaan Qurbajoogta DDSI Fadlan Ka Soo Qeybgal Xaflad Sagootin Cawa 6da Makhribnimo

bashiirJigjiga (ESTV) 15/07/2016

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan qurbajoogta kakalatimid qaaradaha aduunka ee kusugan xarunta DDSI ee magaalada jigjiga in habeen danbe lagabilaabo 12:00 ka ama 6:00 makhribnimo casho sharaf sagootin ah loogu samaynayo  guriga martida ee qaryaan dhoodaan.

Haddaba Sida Uu Noo Sheegay Wasiir Ku xigeenka Xafiiska  Qurbajoogta DDSI Mudane Bashiir Maxamed Cabdilaahi  Xafladaasi oo dhamaan Qurbajoogta DDSI in ay ka soo Qeybgalaan Xafladaasi oo ah Xaflad Sagootin ah

Wixii faah faahin ah kala xidhiidh telkan 0962198862

Comments are closed