Lafaciise (ESTV) 16/07/2016
Waxaa Saaka Masuuliyiin uu Hogaaminayo wasiirka Maalgalinta DDSI Mudane Cabdinaasir Maxamed iyo wasiir kuxigeenka Qurbajoogta DDSI Mudane Bashiir iyo Maareeyaha Wakaalada Iskaashatooyinka dhisida iyo Kobcinta & dabagalka Mudane Jamaal Cismaan Qorane iyo Masuuliyiinta Jaaliyadda DDSI Ee UK ayaa gaadhay Tuulada Lafaciise oo ka tirsan Degmada Awbare.
Ugu Dambeyntii Gudoomiyha Jaaliyadda DDSI Ee UK Mudane Cali taqal ayaa aad ugu Farax san Sida jaaliyadda DDSI ee UK ay Markasta ay tahay Hormuudka dawlad deegaanka Somalida Itoobiya
Comments are closed