Jigjiga (ESTV) 03/07/2016
Hadaba Masuuliyiinta ugu sareysa Xukuumada DDSI ayaa Kulan yeeshay sidii ay ugu diyaar garow iyo Gudi loo xil saaro Qaban qaabada munasabada Heer qaran ayna u soo dhaweyn lahaayeen Wafuuda shirweynaha ka soo qeybgalaya kulanka iyo Martida kala duwan
Gudigan oo uu shirgudoon ka yahay Mudane Maxamed Rashiid isxaaq Afhayeenka Golaha Baarlamaanka DDSI ahna Gudoomiyaha XDSHSI wixii faahfaahin ah waxaad kala socon doontaan wararka dambe hadii alle ogalaado
Comments are closed