 Jigjiga (ESTV) 08/07/2016
Jigjiga (ESTV) 08/07/2016
 Waxaa kaloo ka soo qeybgalay Bulshda ku dhaqan degmada Gaashaamo iyo Nawaaxigeda Waxaa hoolka shirar ka soo Buux dhaafiyay Waxgaradka odayaasha dhaqanka iyo dhalinyarada, hoo yooyinka,
Waxaa kaloo ka soo qeybgalay Bulshda ku dhaqan degmada Gaashaamo iyo Nawaaxigeda Waxaa hoolka shirar ka soo Buux dhaafiyay Waxgaradka odayaasha dhaqanka iyo dhalinyarada, hoo yooyinka, Waxaa ugu Horeyn Shirakaasi daahfuray Mudane Ibraahim Mubaarak oo ujeedada Shirkan loo qabtay u sheegay Sidii Xukuumadda DDSI iyo Shacabka Degmada gaashaamo ay wadajir u xoojin lahaayeen Arrimaha Nabadgalyada Iyo Maamulka Suban iyo Sidii looga Hortagi lahaa Kooxaha Caadeystay ka ganacsiga Kontorbaanka ee Sharci darada ah
Waxaa ugu Horeyn Shirakaasi daahfuray Mudane Ibraahim Mubaarak oo ujeedada Shirkan loo qabtay u sheegay Sidii Xukuumadda DDSI iyo Shacabka Degmada gaashaamo ay wadajir u xoojin lahaayeen Arrimaha Nabadgalyada Iyo Maamulka Suban iyo Sidii looga Hortagi lahaa Kooxaha Caadeystay ka ganacsiga Kontorbaanka ee Sharci darada ah Shacabka Degmada ayaa soo dhaweeyey waxeyna Ballan qaadeen in ay ka hortagayaan Shaqsi kasta ku xadgudbaya sharciga dalka iyo deegaanka ayna soo wargalin doonaan laamaha Arrimaha ay quseyso
Shacabka Degmada ayaa soo dhaweeyey waxeyna Ballan qaadeen in ay ka hortagayaan Shaqsi kasta ku xadgudbaya sharciga dalka iyo deegaanka ayna soo wargalin doonaan laamaha Arrimaha ay quseyso
Comments are closed