Madaxweyne Gedu Andaregachew, Shacabka Deegaanka waa in ay ilaaliyaan Sharciga dalka

Madaxweyne Gedu Andaregachew, Shacabka Deegaanka waa in ay ilaaliyaan Sharciga dalka Bahir-dar (ESTV) 09/07/2016

Madaxweynaha Ismaamulka Axmaarada Mudane Gedu Andaregachew, ayaa ugu baaqay dadweynaha in ay taageeraan dadaalka lagu balaaranayo si loo xaqiijiyo xasiloonida iyo ku dhaqanka sharciga ee gobolka.

Madaxweynaha Ismaamulka Axmaarada Ayaa Shir jaraa’id ku Qabtay Xafiiskiisa ayaa Warbaahinta dalka Ebc u sheegay in Xukumadda deegaanka iyo mid heer Federaalka ay Markasta ay Xaq dhowrayaan Shuruucda dalka u yaala isla markaana ay Fasax siyeen Xisbiga Mucaaradka ah ee Blue (Semayawi) Party,

Xukuumadda ayadoo dhowreysa Xuquuqda Muwaadinimo iyo in ay ka faa’iideystaan Kooxo Qaswasayaal iyo rabshado iyo Xasilooni daro ay abuuraan waxaana ka hortagay kooxdaasi Guuldareystay rabshadaha dhawaan ka dhacay Bahir Dar, Gondar Xukuumadda waxey Markasta ilaalisaa nidaamka iyo Xuquuqda dadweynaha Waxeyna Xaq u leedahay in ay ka hortagto shaqsi kasta iyo Koox kasta oo rabshado ka wada dalka

Comments are closed