DAAWO C/risaaq C/Sh Bixii Ma aqbalayno in dhergigii lasoo celiyo

Sweden  (ESTV) 13/07/2016

 

C/risaaq C/laahi Sh Bixii oo Ah Muwaadin u dhashay dalka Itoobiya gaar ahaan Deegaanka Somalida itoobiya oo ah Qurbajoogta ku dhaqan Dalka Sweden oo ka mid ah Xubnaha Gudiga Jaaliyadda DDSI Ee Sweden isla Markaana ah Xubinaha Aad u firfircoon isla markaana Siweyn u taageera Xukuumadda DDSI iyo isla markaana la Shaqeeya Mas’uuliin Safaarada Itoobiya ee Sweden. Muwaadin C/risaaq ayaa kasoo hor-jeestay qaar ka mid ah Deegaanka Axmaarada Calankii dhergiga kuwa rabshada wadayaal ah oo aamin san fikiradii dhergiga in ay soo nooleeyaan.

Mudane C/risaa ayaa wuxuu sidoo kale sheegay hadaanu nahay Qurbajoogta dalka Itoobiya aynu ka soo horjeedsan doono cidkasta iyo Qowmiyadda kasta oo aamin san fikirada cidhiidhiga ah.

Comments are closed