Mareykanka (NogobNews) 26/07/2016
Hillary Clinton oo arrintan iyaduna si degdegleh uga jawaabtay ayaa sheegtay in Donald Trump uu yahay kan cunsurinimadiisa aan qarsan isla markaana taageero iyo isbaheysi ka helay ururada cunsuriyiinta ah ee ka jira wadankaasi.
Comments are closed