Tacsi Tiiraanyo Leh Hooyo Zahra Maxamuud Xoogwayne oo Ku Geeriyootay Jigjiga Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Tacsi Tiiraanyo Leh Hooyo Zahra Maxamuud Xoogwayne oo Ku Geeriyootay Jigjiga Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi RaajicuunJIGJIGA-Tacsi  (NogobNews) 29/08/2016

Waxan halkan oga tacsiyaynaynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii ay kabaxday Marxuumada Hooyo Zahra Maxamuud Xoogwayne oo ku geeriyootay Magaalada Jigjiga  Allaaha unaxaristee. Inaa lilaahi wanaa ileyhi raajucuun, geeridu waa xaq, laakin waxay ahayd geeri naxdin badan. Waxaan ilahay oga baryaynaa in marxuumada naxariistii aakhiro ilaahay siiyo janadu fardawsana ilaahay oogu bishaareeyo, awladii ay  katagayna ilaahay samir iyo imaan hakasiyo iyo dhamaanba ehelkii iyo qaraabaddii ay kabaxday. Inaalilaahi wanaa lilaahi raajucuun.

Waxaanu Ilaahay Uga Baryeynaa Inuu Marxuumada Jannadii Fardowsa Ka Waraabiyo. Qoyskii, Qaraabadii, Asxaabtii Iyo Eheladii ay Ka Geeriyootay Oo Aanu Ka Mid Nahayna Samir Iyo Iimaan Naga Wada Siiyo.Annagoo Ah Howlwadenada NOGOBNEWS, Waxaan Dhankanaga Marxuumada Ugu Ducaynaynaa Inuu Janadii Fardowsa Ka Waraabiyo, Eheladii Iyo Qaraabadii ay Ka Tegayna Samir & Iimaan Ka Siiyo Aamiin.

Comments are closed