Garoowe (NogobNews) 01/09/2016
Dhawaan ayey ahayd markii madaxweynaha ku xigeenka Puntland Injineer Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey Puntland wareegto uu soo saaray ku mamnuucay gawaarida ka timaada koonfurta Soomaaliya in ay gaaraan deegaanada Puntland.
Comments are closed