Sawirrada Farshanada South Afrika oo Caalamka soo jiitay

IMG_20160902_195119South-Afrika (NogobNews) 02/09/2016

Bulshada Caalamka ayaa aad u hadal haysa farshanada dalka south afrika oo soo bandhigaya Muqaalo dhacdooyinka ah iyo muqaalo Sawirro soo jiidasho leh taasoo caalamka warbaahinta caalamka soo jiidatay.

Muuqaalada Sawirrada ayaa waxaa loo suuq geeyaa Xafiisyada Caalamka sifa ay Taariikha uga eegtaan kalandarka oo ay sawirada ay ka dhax muuqdaan

152888m152890m152887m

Comments are closed